Home | Text Only | A to Z | Sitemap | Search | FAQs | Contact | Feedback | Accessibility | Events | Talk | eNews
Southwark Council Website Southwark Council Website
Your Council Your Community Your Services News Business Life Events Discover Southwark
Advice Services | Births, Deaths and Marriages | Children and Families | Community Safety | Council Tax and Benefits | Education and Learning | Environment | Health and Social Care | Housing and Homes | Libraries | Links | Maps | Online Services | Parks | Planning and Building Control | Regeneration | Sports and Leisure | Translations | Transport and Streets
Online Payments PAYMENTS Online Forms FORMS Online Forms LISTEN TO THIS PAGE TEXT TOO SMALL?   SEARCH SITE:    
Spacer
spacer
spacer

Adeega tarjumada

Waxaad ka heli kartaa Adeega tarjumada oo lacag la’aan ah One Stop Shops

Sidaan ku hagaajin laheen isticmaalka maclumaadka adeega konsulka oo dadweynaha ku hadlin luqada ingariiska, One Stop Shops waxey diyaarisaa adeega tarjumada ayagoo kugu tarjumo kara – tarjumo heer sara ah iyo shaqaalo heer sara ah oo khaabilsan daryeelka dadweynaha oo ka socda konsulka Southwark. Adeega tarjumada waa lacag la’aan, dadweynaha marwaliba hadey u baahdaan mutarjim waxaan uuga diyaarin karnaa daqiiqooyin dhaxdiisa.

  • Xafiiska The following link opens in a new windowOne Stop Shop oo Peckham wuxuu ku yaalaa meesha hoose oo maktaba Peckham ciinwaankiisa yahay 122 Peckham Hill Street SE 15 waxaadna kasoo geli kartaa dhinaca Peckham Square.

    Waxaad soo Khaadan karnaa Gaadiidka (Bus) numbarkooda kala ah:
    12, 35, 40, 45, 68, 468, 171, P3, P5
  • Xafiiska The following link opens in a new windowOne Stop Shop oo ku yaalo Walworth waxey ku-yaalaa ama cinwaankoodu yahay 152 Walworth Road, SE1

    Waxaad soo khaadan kartaa gaadiidka (Bus) nambarkooda kala ah:
    63, 78, 381, Dhinaca kale oo banaanka waxaad kasoo khaadan kartaa gaadiidka (Bus) nambarkooda kala ah: 12, 36, 171, 312, P12, P13
  • Xafiiska The following link opens in a new windowOne Stop Shop ku yaalo Bermondsey oo cinwaakiisa yahay 17 Spa Road, SE16. Waxaa diyaar kugu ah shaqaalo la taba-baray aad weydiin kartid shaqo ama maclumaad ku saabsan shaqada, waxey kugu caawin karaan macluumaadka ugu dambeeyay oo ku saabsan adeega konsulka.

    Waxaad soo khaadan kartaa gaadiidka (Bus) nambarkkooda ah: 1, 78, 188, 381

Xafiisyada One Stop Shop wuxuu furan yahay Maalinta Isniinta Ilaa Jimcada saacadu markay tahay 9:00am subaxnimo Ilaa 5:00 pm Habeenkii.





Acrobat Reader Download Adobe Acrobat Reader to view PDF documents

 
Your Council | Your Community | Your Services | Life Events | Media Centre | Business Centre | Discover Southwark
Home | A-Z of Services | Sitemap | Search | Text Only | FAQs | Contact  | Online Payments  | Online Forms
Disclaimer | Website by indigo | Copyright 2005 London Borough of SouthwarkCMS. All rights reserved.